Maxakamadda sare ee Somaliland ayaa go'aan kama danbays ah ka soo saartay dacwad mudooyinkanba ka dhex taagnayd xisbiga mucaaridka ah ee UCID. khilaafkan oo ahaa mid mudaba soo jiitamayey ayay maxakamaddu go'aan ku soo saartay inay mudo lixdan maalmood gudahood ah ay shir aan caadi ahayn ku qabsadaan labadan dhinac.
Cabdixakiin Shirwac ayaa warbixintan ka soo diray Hargeisa.