Xeebaha degmada Xaafuun ee Puntland waxaa ku soo caariyay markab ay saarnaayeen 9 shaqaale ah oo Somali iyo Kenya u dhashay. Kabtanka markabka ayaa sheegay in markabkan oo ka baxay Boosaaso uu ku socday Muqdisho.
Fadumo Yassin ayaa warbixintan ka soo dirtay Boosaaso.