Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan oo la Hadlay Ergada Shirka Jowhar


Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar, halkaasi oo uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Madaxweynaha ayaa waxaa uga sii horreeyay magaalada xildhibaano iyo wasiiro ka soo kale jeeda labada gobal ee maamulka loo sameynayo.

Madaxweynaha ayaa laga filayay in uu Jowhar tago shalay, balse ka baaqday.

Madaxweynaha ayaa ku boorriyay dadweyhaha labada gobol ee Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan in ay dadajiyaan maamul u sameynta labadaas gobol.

Wariyaha VOA ee beledweyne Xuseen xasan Dhaqane ayaa warbixintan noo so diray.

Madaxweyne Xasan oo tagay Jowhar
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00

XS
SM
MD
LG