Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Michael Keating oo ka Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya


Michael Keating. Photo Courtsey of UN
Michael Keating. Photo Courtsey of UN

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia, Danjire Michael Keating oo waraysi gaar ah siiyay VOA Somali ayaa ka hadlay in Qaramada Midoobay ay gacan ka gaysan doonto sugidda amniga xiliga doorashooyinka dadban ay dalka ka dhacayaan.

Sidoo kale waxaa uu ka hadlay Keating khilaafaadka hareeyay dhismaha aqalka sare, Arrimaha Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe iyo sidoo kale waxa hortaagan in Soomaaliya ay yeelato ciidan qaran oo leh awood ay dalka Somalia ku difaacaan.

Wariyaha VOA-da ee London , Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayuu u warrmay, waxaana uu marka hore ka jawaabayaa in doorashadu ay ku dhacdo xiliga loo qabtay iyo inkale.

Wareysi: Michael Keating
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:24 0:00

XS
SM
MD
LG