Ku soo dhowaada Barnaamij xiisa leh oo ku saabsan ciidda, kaas oo ay marti ku yihiin fahaaniin ay ka mid yihiin Nasteexo Indho oo ku sugan Norway, Axmed Zaki oo ku sugan Austria, Ubax Fahmo oo ku sugan Hargeisa iyo qodobo kaleba.
Barnaamijka waxaa innala socodsiinaya Caasha Cuud iyo Ismaaciil Xuseen Farjar.