Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo Somalia oo Joojisay Diyaaradaha Jaadka


Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday inay mamnuucday diyaaradihii khaadka keeni jiray dalka Soomaaliya.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa sheegay in go’aanka loo qaatay duruufo jira oo uusan shaacin.
Wasiirka waxa kale oo uu sheegay in arrintan ay tahay mid ku meel gaar ah.

Wariyeheenna Falastiin Axmed Iimaan ayaa arrintan wax ka weydiisay Wasiirka.

Dowladda oo mamnuucday diyaaradaha jaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:29 0:00

XS
SM
MD
LG