Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Danjire Jamaal oo ka Hadlay Rabshadaha islii


Rabshado ka dhacay Islii
Rabshado ka dhacay Islii

Danjiraha Soomaaliya ee waddanka Kenya Jamaal Maxamed Xassan ayaa ka hadlay rabshadaha maalmihii la soo dhaafay ka taagnaa Suuqa Soomaalida ee Islii iyo qoxootiga laga celinayo xeryaha dalkaasi.

Rabshadaha ayaa u dhaxeeyey ganacstadaa waratadaha ah ee suuqa iyo booliiska kadib markii goobahooda ganacsi laga burburiyey taasi oo ka dambeysay markii ay kasoo ashtakoodeen dukaamada ay ku horganacsadaan.

Mudane Jamaal Maxamed ayaa sheegay in Safaarada Soomaaliya Kenya ay taageersan tahay sidii ay dowladda Kenya u garab istaagtay ganacsatada Soomaalida.

Wariyaheena Khadar Maxamuud Xareed ayaa Safiirka ku wareystay Nairobi.

Wareysi: Safiirka Somalia ee Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

XS
SM
MD
LG