Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Urur Mideynaya Magaalooyinka Bariga Afrika


Djibouti
Djibouti

Waxaa socda dadaal madaxda magaalooyinka waaweyn ee ku yaalla geeska Africa ay ku doonayaan in la sameeyo urur ay ku midoobaan mayarada magaalooyinkaas.

Ururkan ayaa ujeedada laga leeyahay ay tahay sidii Dowlahada Hoose ee Dalalka Geeska Afrika ay isaga kaashan lahaayeen Dhinacyo badan.

Golaha degaanka ee xafiiska duqa magaalada Djibouti ayaa qeyb ka ah dadaalkaa.

Wariyaheena Ramadaan Muuse ayaa wareeysi arrintaasi iyo xaaladda magaalada Djibouti kala yeeshay Duqa magaalada Djibouti Hussein Abdullahi Qayaad oo marka hore ka waramaya xidhiidh ay la sameeyeen Magaalooyin ku yaala Somalia iyo Ethiopia.

XS
SM
MD
LG