Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Orodyahanda Somalia ee Olombikada Oo u Warramay VOA


Soomaalida Rio
Soomaalida Rio

Iyadoo toddobaadkan lagu soo gaba gabeeyay magalaada Rio De Janeiro ee dalka Brazil ciyaarihii Olympikada, ayaa waxa orod yahannadii Soomaaliyeed ee tartankaasi uga qeyb galay waxay VOA la wadaageen khibraddooda muddadii ay meesha joogeen iyo oradkii ay ka qeyb galeen.

Maryan Nuux Muuse oo orodddey tartanka 400 ee Mitir iyo Maxamed Daa'uud Maxamed, oo tartanka oraddada 5 kun Mitir ordey, ayaa labadooduba iygaoo ku sugan waddanka Brazil waxay qadka telefoonka ugu warameen Jamaal Axmed Cismaan, waxana ku horeynaya Maryan.

Wareysi: Orodyahanada Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:59 0:00

XS
SM
MD
LG