Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Ansixisay Xeerka Kufsiga


Puntland

Baarlamaanka Puntland ayaa todobadkan ansixiyay Xeerka Kufsiga oo ah mid noociisa markii ugu horaysay Soomaaliya ka hirgalo isla markana laga soo shaqaynayay muddo sannad ah.

Weriyaha VOA Garoowe Nuux Muuse Birjeeb oo Waraysi kala yeeeshay arrintan Agaasimaha Guud ee Wasaradda Cadaaladda Diinta iyo Dhaqancelinta Maxamed Cali Faarax (Farmayeeri) ayuu ugu horayn weydiiyay Xeerkan cusub iyo dhinacyada uu xogga saarayo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:33 0:00

XS
SM
MD
LG