Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo ka Hadashay Doorashooyinka Somalia


Golaha Ammaanka ee QM ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya oo ay dhowaan soo saareen xubnaha madasha qaranka.

Warbixin ka soo baxday golaha, ayay si kastaba ku sheegeen inay ka xun yihiin in doorashooyinkii Soomaaliya ay dib u dhaceen muddo laba bilood oo hor leh.

Doorashooyinka oo lagu waday inay dhacaan inta ka horeysa tobanka bisha September ayaa hadda la filayaa inay ku dhacaan illaa 30-ka bisha October ee sanadkan.

Warbixinta golaha waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan.

Warbixin kasoo baxday QM
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:42 0:00


XS
SM
MD
LG