Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaaradda Daallo oo Dib u Howl Billowday


Diyaarad ay leedahay shirkadda Daallo Airline oo 2-ii Febraayo qarax lala beegsaday ayaa markii ugu horreysay shalay duulimaad sameysay kadib lix bilood oo aysan shaqeyn.

Diyaaraddan ayaa waxaa qarax loo adeegsaday Laptop ka dhex fuliyey nin la tuhunsan yahay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab oo noqday qofka kaliya ee qaraxaas ku dhintay kadib markii uu diyaaradda ka dhex baxay.

Diyaaradda ayaa shalay markii ugu horreysay ka kacday magaalada Muqdisho, kadib markii dayactir iyo dib u habeyn lau sameeyey.


XS
SM
MD
LG