Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xog-hayaha Guud ee Olympic-kada Soomaaliyeed


Rio Olympics

Ciyaaraha Rio ka soconaya ee Olympic-kada waxa Soomaaliya u matali doona laba cayaartooy oo kuwa oroddada ah. Maxamed Daa'uud Maxamed iyo Maryan Nuux, ayaa ordi doona 13-ka bishan August oo ay Maryan ordi doonto iyo 17-ka bishan oo Maxamed isna ordi doono.

Haddaba, Duraan Faarax, oo ah xog-hayaha guud ee guddiga Olympic-kada Soomaaliyeed, ayaa Jamaal Axmed Cismaan khadka Telefoonka magaalada Rio kula xiriirey, islamarkaasina ka diyaariyay barnaamijkan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00

XS
SM
MD
LG