Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Nin Noocee ah Tim Kaine?


Musharaxa xisbiga Dimoqraadiga dalkan Maraykanka Hillary Clinton ayaa u xulatay Tim Kaine oo ah Senator laga soo doorto gobolka Virginia inuu noqdo madaxweyne Ku-xigeenkeeda.

Kaine waa siyaasi Dimoqraadi ah, oo Qunyar socod lagu tiriyo, waxaana ay ujeedadu tahay inuu usoo dumo Ms. Clinton dadka ku hadla afka Spaniishka ee dalkan ka ah luqadda labaad, taas oo uu isugu si fiican ugu hadlo.

Dadka ku hadla afka Spanishka ayaa ah kuwo ku badan qaar kamid ah gobolada Mareyknkanka.

Haddaba Tim Kaine xulashada ay xulatey Clinton maxay ka dhigantahay waxaa su’aalahaasi iyo kuwa kaleba ay Sahra Abdi Ahmed weydiisey Madaxa Laanta Afka Somaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow oo ku sugan gobolka Virginia.

Doorashada Maraykanka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

XS
SM
MD
LG