Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdi Caalami Ah oo Tagay Kismaayo


Kismaayo
Kismaayo

Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya iyo madax ka tirsan Hay'adaha Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha gargaarka, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.

Mas’uulyiintan ayaa maamulka Jubbaland kala hadlay qaabkii dib u dejin loogu sameyn lahaa qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya xeryaha Dhadhaab ee gaaraya deegaanada Jubbaland.

Hadaba kullamadaasi waxaa Wariyaha VOA ee Kismaayo Khadar Maxamuud Xareed uu ka wareystay Wasiiru Dowlaha arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xidig.

Wafti caalami ah oo gaaray Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00


XS
SM
MD
LG