Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Q.M. Oo Waqtiga u Kordhisay AMISOM


AMISOM oo ku sugan dekedda Ceel-Macaan
AMISOM oo ku sugan dekedda Ceel-Macaan

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay sheegay inuu mar kale garab taagan yahay hawlgalka AMISOM ee ciidamada oo muddadooda la kordhiyey sannad kale.

Golaha ammaanka ayaa dhinaca dawladda Soomaaliya u sheegay inuu waajibaad ka saaran yahay sidii ay u dhisi lahayd ciidan qaran iyo qabashada doorasho sannadkan.

Kulanka golaha ammaanka kadib ayaa ku xigeenka safiirka Qaramada Midoobay ee dawladda Britan Peter Wilson uu la hadlay saxaafadda, warbixintan waxaa inooga diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

Dhageyso AMISOM oo waqtiga loo Kordhiyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:27 0:00

XS
SM
MD
LG