Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo Kala Saareysa Soomaalida Qaxootiga ah iyo Kenyanka


In ka badan 350 kun oo qof oo Soomaali ah ayaa waxaa lagu sameyn donaa tirakoob kii ugu danbeeyay ee lagu kala saarayo qaxootiga Soomaalida iyo Kenyanka ee ku nool xeryahaa qaxootiga.

Talaabadan, ayaa qeyb ka ah qorshiha ay Kenya dib ugu celineyso qaxootiga Soomaaliya ee xeryaha ku jiray in ka badan 25 sano.

Wariyeheenna Waqooyi Bari Kenya Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan inoo soo diray.

Dhageyso Baaris lagu Sameynaayo Qaxooti
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00

XS
SM
MD
LG