Ku soo dhowaada barnaamij gaar ah oo VOA ugu talo gashay dhegaystayaasha, Barnaamijkan waxaa marti ku ah, Khadra Daahir Cige, Maki Xaaji Banaadir, Qaar ka mida weriyayaasha VOA.
Barnaamijka waxaa dadahaynaya Ismaaciil Xuseen Farjar iyo Caasha Ibraahin Aadan.