Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaafiic Xalay Dad ku Dishay Magaalada Baydhabo


Bartamaha Baydhabo

Kooxo hubeysan ayaa xalay weeraro madaafiic ah ku qaaday magaalada Baydhabo ee xarrunta gobolka Bay, halkaas oo ay ku dhinteen dad rayid ah oo uu ilmo yari ku jiro. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa khadka telefoonka ee Baydhabo saaka kula xiriirey wariyaha VOA ee Baydabo Mukhtaar Maxame Catoosh.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

XS
SM
MD
LG