Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta Ka Bixitaanka Britain ee Midowga Yurub


Ra'iisul Wasaare David Cameron
Ra'iisul Wasaare David Cameron

Ka bixitaanka Britain ee Midowga Yurub ayaa dhul gariir siyaasadeed ka abuuray Biritan gudaheeda iyo welba qaaradda Yurub.

Scotland oo u codaysay inay taageersan tahay ku jiritaanka Yurub ayaa ku dhowaaqday inay dib ugu laabanayso rabitaankeeda ahaa inay ka go’do UK.

Dhinaca dhaqaalahana waxaa hoos u dhacay qiimihii lacagta giniga Istarliinka ee Britain.

Ra’iisul Wasaaraha Biritan David Cameron ayaa sheegay inuu is casilayo. Yurub waxaa laga hadlayaa in Midowga Yurub uu badbaadi karo Brittan la’aanteed.

Warbixintan waxaa noo diyaariyey Xuseen Barre Aadan.

Saameynta Britain ee ka bixitaanka EU
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:47 0:00

XS
SM
MD
LG