Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug, ugu yaraan 3 askari ayaa dhintay 3 kalena way dhaawacmeen, kadib markii dagaal kooban uu dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda Somalia.
Warbixintan waxaa Gaalkayo ka so diray Cabdiwaaxi Macalin Isaaq.