Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Warbixinno Dheer oo Ku Saabsan 3 Wiil oo Soomaali ah oo Dambiyo Lagu Heley


Abdirahman Daud
Abdirahman Daud

Xeerbeegtidii Minnesota ee gacanta ku hayay kiiska seddexda wiil Soomaali Mareykanka aheyd, ayaa shalay go'aamiyay in dhammaan dambiyadii cuslaa ee lagu soo eedeeyay dhalinyaradaasi lagu heley.

Xeerbeegtida, ayaa isku raacay in Guuleed Cali Cumar, Cabdiraxmaan Yaasiin Daa'uud iyo Maxamed Cabdilxamiid Faarax ay yihiin dambiilayaal lagu heley dambiyadii lagu soo eedeeyay ay ka mid yihiin inay doonayeen inay ku biiraan kooxda ISIS, sidoo kale inay dilal ka geystaan dalka dibaddiisa. Wariyeheenna Maxamud Mascade ayaa warbixitan inoo soo diray.

Dhageyso Warbixinnada Xeerbeegitada
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:14 0:00

XS
SM
MD
LG