Dawladda Shiinaha ayaa hor joogsatay qaraar QM ay ku doonayso in lagu joojiyo nooc ka mid ah rinjiga guryaha la mariyo oo ay Shiinuhu u dhoofiyaan Africa kaasi oo halis caafimaad ku keeni kara dadka gaar ahaan maskaxda caruurta.
Qaraarkaasi oo ay ka wadaxaajoonayaan xubnaha deegaanka u qaabilsan QM ayaa haatan gabo gabo ku dhow, waxaana soo dhaweeyay waddamo ka tirsan Africa.
Sahra Ciidle ayaa warbixintan ku eegaysa.