Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fartaag Oo Soo Dhoweeyey Magcaabista Maxamuud Sayid


Jeneraal Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii Jubbaland, ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo maamulka cusub ee madaxweynaha Jubalanad Axmed Maxmed Islaam (Axmed Madoobe) uu ku dhowaaqay.

Axmed Madoobe ayaa shalay shaaciyey in Maxamuud Sayid Aaden uu yahay madaxweyne ku xigeenka maamulkaas, isaga oo beddelay Jeneraal Fartaag.

Waxa uu Jeneraal Fartaag ku micneeyay magacaabista Maxamuud Saiydi Aaden inay qeyb ka tahay dib u heshiisiinta maamulka Jubbaland uu wado ee ku aaddan beelaha dega Jubbooyinka iyo Gedo.

Wariyeheena Jamaal Axmed Cismaan ayuu khadka Taleefanka ugu waramay, wuxuuna ugu horeyn sida uu u arko maamulka cusub ee Jubbaland.

Wareys: Jeneral Fartaag
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:37 0:00

XS
SM
MD
LG