Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Dooda Barlamanka Somalia


Xildhibaanada Soomaaliya
Xildhibaanada Soomaaliya

Baarlamanka Soomaaliya ayaa toddobaadkan lahaa kulamo looga hadlayey go’aanadii ay gaareen xubnaha madasha qaran ee ku saabsanaa habka doorashada Soomaaliya ka dhaceysa sanadkan.

Xildhibaanada ayaa ku kala argti duwan qodobadii kasoo baxay shika madasha, ayada oo qaar ka mid ah ay diidan yihiin, halka qaarna ay taageersan yihiin.

Haddaba maxay xildhibaanada diidan ku qoonsadeen qodobadii madasha, maxayse kuwa taageersan ku raaceen. Waa qodobka barnaamijka faaqidaadda, waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan Sandheere.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:36:13 0:00

XS
SM
MD
LG