Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bristol: Shir ku Saabsan Xagjiraynta Dhalinyarada


Kaysar Cabdullaahi Maxamed
Kaysar Cabdullaahi Maxamed

Magaalada Bristol ee dalka Britian waxaa ka dhacay kulan ballaadhan oo looga hadlayey dhalinyarada u dagaalka taga dalalka Syria, Ciraaq iyo meelaha kale iyo sida looga hortegi karo.

Kulankan waxaa ka qayb galay qaybo ka mida bulshada Soomaaliyeed, Laamaha Ammaanka iyo Ciidamada Booliska, iyo ururada bulshada Rayidka ah.

Bulshada Muslinka ah ee dalka Britain, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ayaa ka mida bulshooyinka ay saamaynta ugu badani ka soo gaadhay. waxaana marar kala duwan dhacda in laamaha ammaanku ay joojiyaan dadka muslinka xilliyada ay safarada ku jiraan.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa shirkaas iyo qodobada lagaga hadlay ka waraystay Wasiir Xigeenka Qorshaynta Somaliland Kaysar Cabdullaahi Maxamed oo ka qayb galay.

Shirka Bristol
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00

XS
SM
MD
LG