Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toddobaadka Cayaaraha Ohio Oo Furmay


Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa waxaa shalay ku furmay toddobaadka ciyaaraha Soomaalida, oo ah tartan kubadda cagta ah oo ay ku loolamayaan koox ka kala imanaya qaar ka mid ah gobollada dalka Mareykanka.

Tartanka sanadkan, oo ah kii 16-aad ayaa waxaa ka qeyb gali doona 16 koox oo ah cayaartoyda dhexe, iyo shan koox oo ah caruurta da’da yar ee ka yar 11 jirka.

Weriyaheena Maxamuud Mascade, oo ku sugan Ohio ayaa ka warreystay guddoomiyaha Guddiga cayaaraha Xagaaga ee Columbus Liibaan Saciid Maxame​d.

Toddobaadka Cayaaraha Ohio
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00

XS
SM
MD
LG