Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii u Danbeeyey Qaraxyadii Hotel SYL


Somalia Violence
Somalia Violence

Magaalada Muqdisho ayaa maanta daganayd kaddib markii xalay ay ka dhaceen qaraxyo xooggan oo magaalada ruxay, kuwaasi oo lagu weeraray Hotel SYL.

Tirada qaraxyadaasi ayaa korortay oo gaartay 25 qof, halka 60 kalena ay ku dhaawacmeen. Waxaa maydad laga soo saaray guryo dumay oo qaraxu uu bururiyay ooo ku dhawaa hotelka. Sidoo kale waxaa dhaawacyadii gaaray u dhintay dhowr qof oo kale. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qosyte.

Dhageyso faahfaahinta Qarixi Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:33 0:00


XS
SM
MD
LG