Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal Qasaare Geystay oo Mudug ka Dhacay


dagaal
dagaal

Wararka ka imaabaya gobolada dhexe ee Soomaaliya, ayaa sheegaya in saaka iyo galabta ay dagaalo ku dhex mareen deegaanka Ceel-huur oo 60 KM waqooyiga ka xigta degmada Xarardheere, maleeshiyo ka tirsan ururka al-Shabab iyo dadka deeganka.

Dagaalkan ayaa la sheegay inuu qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu geystay inkastoo tirada sax ah aan weli la xaqiijin karin, maadaama dhulka lagu dagaalamayo uu yahay dhul miyi ah.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan oo khadka taleefanka Ceel-huur kula xiriiray Cabdi Cali Cumar, oo ka mid ah masuuliyiinta deegaanadaa ayaa wax ka weydiiyay dagaaladan.

DHageyso Wareysiga Dagaalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00

XS
SM
MD
LG