Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha: Gabyaaga Ismaaciil Mire


Dhaqanka iyo Hiddaha
Dhaqanka iyo Hiddaha

Kusoo dhowaada qeybta 305-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee laanta Af-Soomaaliga ee VOA. Qeybtan waxa ay ku saabsan tahay gabyaaga Ismaaciil Mire iyo kaalintii uu ku lahaa halgankii gobanimo doonka oo uu gabayo badan ka tiriyey. Barnaamijka, waxaa soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa.

Dhaqanka iyo Hiddaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:22 0:00

XS
SM
MD
LG