Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Shirkii Madasha Ee 2016-ka


Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirkii Madasha Wadatashiga Qarank ee ka dhacay magaalada Muqdisho, oo looga hadlayey nooca doorasho ee Soomaaliya ay qaadaneyso 2016-ka.

Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya xildhibaan Yacquub Cali Maxamed oo ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo ah guddoomiyaha majmaca culimada Soomaaliyeed, Maxamuud Aw-Geedi Hilowle oo ah xildhibaan hore, Maxamed Xaaji Aadan oo ah siyaasi arrimaha siyaasadda kala taliya xafiiska ra’iisul wasaaraha iyo Muumin Cabdiraxmaan Fiidoow oo ka mid ah nabaddoonnada Soomaaliyeed.

Barnaamijka waxaa daadihinaya weriyaha VOA ee Muqdisho Axmed Xasan Colaad.

Barnaamijka Faaqidaadda
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:34:29 0:00


XS
SM
MD
LG