Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya


Diini
Diini

Barnaamijka Martida Makaroofanka ayaa waxaa uu todobaadkan uu ku saabsanyahay dagaallada u dhaxeeya ururka Alshabaab iyo maleeshiyo ka tirsan oo sheegtay in ay ku biireen ururka Daacish iyo sida ay dowladdu ku aragto khilaafka ka dhexeeya labada dhinaca, waxaa barmaamijka marti ku ah wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya,mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini.

Wasiirka ayaa wareystay weriyaha VOA ee magaalada London Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Barnaamijka waxaaa innala socodsiinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

XS
SM
MD
LG