Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


Fannaanada Deeqo Bilan (google image)
Fannaanada Deeqo Bilan (google image)

Ku soo dhowaada Barnaamijka Cawayska Washington oo aad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh oo ay ku jiraan Waraysi aan la yeelanay fanaanada Deeqa Bilan iyo gabay ku saabsan nolosha qurbaha iyo tan dalkii xilligii dagaalladu socdeen.

Waxaa innala socodsiinaya Caasho Ibraahim Aadan (Caasho-Cuud)

Barnaamijka Caweyska Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:22:28 0:00

XS
SM
MD
LG