Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guinea: Alpha Conde oo Mar Kale la Doortay


Madaxweynaha dalka Guinea Alpha Conde ayaa mar labaad ku guuleystay doorashadii dalkaas. Guddiga Doorashooyinka ayaa guushaas ku dhawaaqay, lix maalmood ka dib markii codbixintu dhamaatay.

Conde ayaa wareegii koowaadba guuleystay isaga oo helay 58% codadkii doorashada.

Hogaamiyaha ugu weyn mucaaradka Cellou Dalein Diallo ayaa codbixinta mid la is daba mariyey ku sheegay ayaa helay 31% codadkii doorashada.

XS
SM
MD
LG