Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tirada Soomaalidii Xajka ku Dhimatay oo Badatay


Ahmed Aadan Digaal (Ahmed Safiina) oo ka mid ah Soomaalida ku sugan xajka ayaa VOA u sheegay in la xaqiijiyey in toddobo Soomaali ah oo afar ka mid ah Kenya ka yimaadeen ay ku dhinteen xagga saddexda kalana ka yimaadeen Soomaaliya, balse sheegay in tirada dhimashada ee xujeyda ku dhimatay is-buurashadii shalay dhacay ee Soomaalida ah ay ka badan karto in hadda la ogyahay.

Ahmed Safiina ayaa sheegay in weli ay socdaan dadaallo lagu doonayo in lagu oggaado tirada rasmi ah ee xujeyda ku geeriyooday shilkii shalay xajka ka dhacay.

Hoos ka dhageyso wareysiga tirada dhimashada ee xajka ka dhacday.

Wareysiga Tirada Dhimashada Ee Xajka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

XS
SM
MD
LG