Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mahadaay: Dad Badan oo Waxyeello ka soo Gaadhay Caano


Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelada Dhexe waxaa xanuun u jiifa dad kor u dhaafaya illaa 35 qof, taas oo maamulka degmadu uu VOA u sheegay in dadkani ay ku xanuunsadeen ka dib markii ay cabbeen caano xoolaad oo loo malaynayo inay gaadheen daawooyinka xoolaha la mariyo.

Haddaba Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka Telefoonka ku waraystay Xaaji Saalax Kuleel oo ah Guddoomiye ku Xigeenka Arrimaha Bulshada ee degmada Mahaday iyo Guddoomiye ku xigeenka degmadaas Xiirey Warsame Faarax.

Dad ku Sumoobay Mahadaay
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00

XS
SM
MD
LG