Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dab khasaare geystey oo ka kacay California


Dabkan ayaa baa’biyey qiyaastii 24,000 kun oo hektar islamarkaasna burburiyey 26 guri iyo dhismayaal kale oo ku yaaalla harta hoose oo waqooyiga magaalada San Francisco.

Mas’uuliyiinta gobolka California ayaa ugu baaqay in ka badan 12,000 oo u noo meel u dhow keynta uu dabku ka kacay in ay guriyahooda ka baxaan.

Guddoomiyaha gobolka California Jerry Brown ayaa shaaca ka qaaday in gobolka ay ka jirto xaaladda deg-deg ah kana codsaday ciidanka keyda ee qaranka ay gacan ka geystaan sidii dabkaasi loo dambinlahaa.

XS
SM
MD
LG