Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti Cusub oo Gaadhay Boosaaso


Markabka Qaxootiga ka keenay Yemen
Markabka Qaxootiga ka keenay Yemen

In kabadan 2,500 oo qaxooti ah oo isugu jira Soomaali iyo Yemeniyiin ayaa xalay gaadhay dekedda magaalada Boosaaso. Dadkan oo ka soo cararay dagaallada Yemen ayaa waxaa soo qaaday Markabka Nawal 3 ee uu soo kireeyey ganacsade Soomaaliyeed.

500 oo ka mid ah dadkaasi ayaa isla maanta laga ambabixiyay magaalada Bossaaso, Haddaba Sahra Ciidle Nuur ayaa qaxootigan yimid iyo xaaladdoodaba ka wareysatay Sheikh Nuur Baaruud, guddoomiyaha guddiga bad-baadinta qaxootiga Yemen, oo haatan ku sugan Boosaaso.

Qaxooti Gaadhay Boosaaso
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

XS
SM
MD
LG