Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booqashada Obama ee Dalka Ethiopia


Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama iyo Hoggaamiyaha Itoobiya Haile Mariam Desalegn ayaa sheegay inay ku heshiiyeen inay iska kaashanayana dhismaha nabadda Soomaaliya iyo xoojinta ciidamada amniga Soomaaliya. Madaxweyne Obama oo shalay boqasho ku yimid agaalada Addis Ababa ayay goor dhowayd shir jaraa’id waxa qabteen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya. Warbixintan waxaa soo diyaariyey soona wada jeedinaya Sahra Cabdi iyo Maxamed Colaad Xassan.

Dhageyso Warbixin Boqashada Obama ee Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:27 0:00

Dhinaca kalana Dadka Ethiopia gaar ahaan Dowlad Deegaanka Somalida ayaa laga soo dhaweeyay booqashadan. Wareysi la xiriira halka hoose ka dhageyso:

Dhageyso Wareysi la xiriira booqashada Obama
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:30 0:00

XS
SM
MD
LG