Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo ka Hadlay Qaraxa


Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd ka hadashay weerarka lagu qaaday Huteelka Jazeera, waxayna dawladdu sheegtay in suxufi Soomaaliyeed uu ka mid yahay dadka ku dhintay weerarka.

Caasha Ibraahim Aadan ayaa goor dhowayd khadka telefoonka ee Muqdishu kula xidhiidhay Maxamed Yuusf Af-hayeenka Wasaaradda Amniga.

Waraysiga Afhayeenka Wasaaradda Amniga
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:02 0:00

XS
SM
MD
LG