Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama oo Gaaray Nairobi


Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa ka dagay magaalada Nairobi, halkaasi oo ay uga bilaabatay booqasho laba maalmood qaadan doonto. Obama ayaa Nairobi uga qeybgalaya shirka caalamiga ah ee hal abuurka ganacsiga.

Waa booqashadii ugu horaysy oo isaga oo madaxweyne ah uu ku tago Kenya oo aabihii ka soo jeedo.

Ammaanka magaalada Nairobi ayaa aad loo adkeeyay.

Dadka Kenya ayaa si weyn ugu diyaargaroobay soo dhaweynta Obama oo ay sheegeen inuu yahay wiilkoodii oo dib ugu soo noqday dalkiisii.

XS
SM
MD
LG