Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidanka Dowladda Oo Qabsaday Degmada Diinsoor


Degmada Diinsoor ayaa ah degmadii labaad ee muddo labo maalmood gudahood ay ciidanka dowladda iyo kuwo AMISMO kala wareegaan maleeshiyada Alshabaab.

Degmada Bardheere ee gobolka Geod oo gacanta Alshabaab ku jirtay tan iyo 2008-dii ay sidoo kale ciidanka dowladdu la wareegeen.

Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Cali Diini ayaa VOA wareysi uu siiyay xaqiijiyey qabasashada degmada Diinsoor.

Wareysiga wasiirka hoos ka dhageyso.

Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:41 0:00

XS
SM
MD
LG