Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama iyo Buhari Oo Washtington Ku Kulmay


Labada madaxweyne ayaa sidoo kale la filayaa ka wadahadlaan xiriirka labada dal ee dhanka dhaqaalaha, dib u habeynta laammaha dowladda iyo la dagaallanka musuq-maasuqa ku baahay dalka Neyjeeriya.

Booqashada madaxweynaha Neyjeeriya Mohamed Buhari ee magaalada Washington oo qaadan doona muddo afar maalmood ah ayaa ah tii ugu horreysay ee uu Mareykanka ku yimaado tan iyo markii xilka loo doortay bishii March ee sanadkan.

XS
SM
MD
LG