Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guri ku Gubtay Boosaaso oo 4 Qof ku Dhinteen


Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa saaka dab qabsaday guri ku yaalla meel u dhow xeebta, halkaas oo ay ku geeriyoodeen afar oo qof oo gurigaas deganayd.

Taliyaha Qaybta Booliska ee gobolka Bari Col. Cabdikariin Yuusuf Xueen ayaa VOA u sheegay inuu gebi ahaan gurigaasi baaba'ay, isaga oo sheegay in dabkaasi ka bilawday qayb ka mid ah guriga sida Kijada.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:31 0:00

XS
SM
MD
LG