Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barm. Martida: Mudane Bilow Aadan Keerow


Dalka Kenya waxa ka dhacay weeraro uu maleegay ururka al-Shabab ee Somalia, weeraradaas oo kuwooda ugu darani ay ka dhaceen magaalada Nairobi iyo magaalooyin ka mid ah Woqooyi-bari ee Soomaalida. Haddaba, khasaaraha iyo sida looga hortagi karo ayaan barnaamijka caawa kaga hadlaynaa, waxaana marti ku ah Mudanaha laga soo doorto Mandheera Bilow Aadan Keerow.

Maxamed Colaad Xasan ayaa inala socodsiinaya.

Dhageyso Barn. Martida
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:47 0:00

XS
SM
MD
LG