Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Calankii laga Dejiyey S. Carolina


Prof. Gaarane Cabdullaahi Gaarane oo bare ka ah Jaamacadda S. Carolina, isla markaana joogay goobtii calanka lagu dejinayey ayaa falanqeynaya taariikhda iyo waxa uu xambaarsanaa calanka la dejiyey, iyo waliba waxa uu uga dhigan yahay dadka Maraykanka.

Maxamed Sandhere ayaa waresytay.

Dhageyso Falanqeynta S. Carolina
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00

XS
SM
MD
LG