Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Dhintay Weerar ka Dhacay Mandheera


Mandera, Kenya
Mandera, Kenya

Ku dhawaad 10 qof ayaa lagu soo warramayaa inay dhinteen, kuwo kalena ay dhaawacmeen kadib markii xalay dagaal uu ka dhacay deegaan hoos yimaada gobolka Mandheera ee u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya u dhexeeya.

Masuul ka tirsan gobolka Mandheera ayaa VOA da u sheegay in weerar ka lagu soo qaaday dad xoolo dhaqato ah oo xiligaasi ku jiray baadidoonka xoolo ka lumay, Waxaanu sarkaalkaasi intaasi raaciyay in maleeshiyo beeleed iyo ciidamo sida uu sheegay ka tirsan dowladda federal ka Soomaaliya ay dadkaasi soo weerareen .

Sahra Ciidle Nuur, ayaa haddaba faahfaahinta arinkaasi iyo khasaarahaba ka wareysatay, Cabdilaahi Cabdiraxmaan oo ka mid ah mudanayaasha deeggaanka dagaalku ka dhacay laga soo doorto.

Weerarka Mandheera
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

XS
SM
MD
LG