Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taxanaha Ammaanka Internetka Qaybta 3aad


Horumarka ay dunida ka samaysey dhinaca internetka oo faa’iido weyn u horseeday nolosha aadanaha ayaa waxaa la socda dhibaatooyin mataaneeya horumarkaas.

Bilowgii Farsamada casriga ah, horumarka ballaadhan ee laga sameeyey iyo dagaalka qarsoon ee internetka ayaa ah mowduuca Barnaamijyo Taxane ah oo aanu idiin hayno.

Qaybtii sadexaad ee Barnaamijyadaasi ayaanu maanta idiin soo gudbinaynaa, waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Ammaanka Internetka Qaybta 3aad
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:49 0:00

XS
SM
MD
LG