Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaybta 2 ee Taxanaha Ammaanka Internetka


Horumarka ay dunnidu ka samaysay dhinaca internetka oo faa’iido weyn u horseeday nolosha aadamaha waxaa mataanneeya dhibaatooyin iyaguna la socdo horumarkaas.

Haddaba billowgii farsamada casriga ah, horumarka ballaadhan ee laga sameeyey iyo dagaalka qarsoon ee internetka ayaa ah mowduuca Barnaamijyo Taxane ah oo aannu idiin hayno.

Qeybtii labaad ee Barnaamijyadaasi ayaannu idiin soo gudbinaynaa, waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Ammaanka Internet-ka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:43 0:00

XS
SM
MD
LG