Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaada: 55 Sano ka dib Xorriyaddii Soomaaliya


Ku soo dhowaada Barnaamijka Faaqidaada Toddobaadka oo ku saabsan 55 sano ka dib markii Gobollada Woqooyi ee Soomaaliya ay xornimada ka heleen gumaystaha.

Doodda ayay ka qayb gelayaan Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre, Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Somalia, Eng Cabdiraxmaan Cumar Yariisow Afhayeenkii hore ee Madaxweynaha sidoo kale Jagooyin Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii Somalia iyo Maxamuud Cabdullaahi Beegoos Wasiiru Dawlaha Warfaafinta Somalia.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa innala socodsiinaysa.

Faaqidaada
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:38:00 0:00

XS
SM
MD
LG